"
Home > Xikmado
Xikmado icon

Xikmado

Version- 1.0.3

Description of Xikmado

The description of XikmadoXikmado waa App ka kooban Sawiro, Qoraalo, Sheekooyin iyo Xasuusin ku salaynsan erayo murti iyo wax ku ool leh. Waxa uu leeyahay Dhiira-gelin maalinle ah oo aa kaa gacansiinaysa inaad horay usocoto, iskana ilowdo wixii hore ee tagay!.Xikmado App waxa uu kaa caawinayaa inaad:- Horay usocoto- Hesho Dhiira-gelin maalinle ah- Garaadkaaga kobciso- Isbaddel wanaagsan ku samayso Noloshaada- Noqoto qof Guulaystay.


Additional Information

Category: Entertainment
Developer: Looskey
Last Updated: 2019-08-25
Size: 7.64 MB
Rating 100
Click for Google Playstore Link Xikmado plastore link